Showing posts with label Cashiro sameynta blog. Show all posts
Showing posts with label Cashiro sameynta blog. Show all posts

Tuesday, August 23, 2016

Barashada sida lo sameyo websit Free ah Cashirkii 4--aad side lo qurxiyaa websitkaaaga By Engineer C/risaaq maxamed


Asc kulanti wanaagsan aqiyarey kuso dhawaaada Hooyga barashada Computerka maanta waxann halkan idiin kugu so gudbinaya Cashiradii taxanaha aha ee aan uga hadleynay sida lo sameyo websit Free ah.


Haduu ku dhaafay Cashiradan waxad ka heli karta  webka  qeybtiisa Tuttorials-ka adoo kasii dooranayo Cashirada Bloga sidoo kale Linkigan hoose ku dhufo si aad u aragtit Cashirada kale.


Ku dhufo halkan si aad u heshid Cashiradii kale ee ku dhaafay

Soo jeediye:Engineer C/risaaq maxamed rashiid
Wixii Suaal ah iigu so dir alaqsaa1996@gmail.com
Fadlan hadii aad ka Faa'iido  Like saar asxaabtadana la wadaa adoo dhahayo Share


Cinwaanka Cashirka waa:

Barashada sida lo sameyo websit Free ah Cashirkii 4--aad side lo qurxiyaa websitkaaaga By Engineer C/risaaq maxamed

Daawo Cashirka:

                                   



                                    








Tuesday, August 9, 2016

Sameynta Websit Free ah Cashirkii 3-aad:Side lo sameya Menus iyo Sub menus Soo jeediye:Eng C/risaaq Maxamed Rashiid


 Sameynta Websit Free ah Cashirkii 3-aad:Side lo sameya Menus iyo Sub menus Soo jeediye:Eng C/risaaq Maxamed Rashiid:



Asc Kulanti wanaagsan aqiyarey meel walba oo aad joogtan kuso dhawada  Hooyga Barashada Computerka Hadaba maanta waxan halkan idiin kugu so gudbinaya Cashiradii Taxanaha aha oo aan ku baraneynay sida lo sameyo websit Ama Blog Free ah oo aan waxa lacag ah kaaga baxeyn.


waxan horay uso qaadanay Labo cashir kuwaasi oo hadii aad rabto in aad nala qabsato waxa wanaagsan in aad labadii cashir ee hore in aad so daawato waxaadna ka heli karta Qeybta Tuttorialka.


Hadaba cashirkan waa Cashirkii 3-aad waxan ku baran doona Waxyaabo farabadan oo ay kamid yihiin  sida lo sameyo Menus iyo Submenu.







Wixii Su'aal iigu so dir:alaqsaa1996@gmail.com


parator" style="clear: both; text-align: left;">
Daawo Qeybta 1-aad ee Cashirka:



 


Daawo Qeybta -2aad ee Cashirka: 



Thursday, June 23, 2016

Barashada sida lo sameyo Blog Free ah:Cashirka 2--aad+Qoraal+Sawiro +Video (ka faa'iidesi wacan)


Asc kulanti wanaagsan aqiyarey maanta waxaan halkan idiin kugu tusi dona ama uu cashirkeena ku saabsanan dona sida lo so galiyo Post ama war  iyo sida lo badalo Templetka.


Hadaba hadaad doneso in aad so galiso qoraal , war , vide , sawir waxa laga so galiya new post .


 

step 1: ku dhufo New Post si aad uso galiyo war.


step 1: markaad ku dhufato new post waxa kuso baxayo sawirkaan hoose waxaad ku qorta meesha ay ku qoran tahay Title cinwaanka aad rabto in aad warka u yeesho tusaale ahan "Maxaad ka taqaan faa'iidada dhirta"  waa cinwaanka warka.


step 3: markaad qorto Cinwaanka warka ama titleka warka waxaad tagta mesha lagu qoro faafahinta warka  eeg sawirka hoose kuna qor faafihinta warkaada.


step 4: ku dhufo push hadii aad dhameso qoraalki  si aad uso galiso webka ama bloga
Hadii aad rabto inad galiso sawir waxaad ku dhufane meesha link ku xigto kadib sawirka aya so doorane .

waxaan idinka raali galina waxaan duubin oo ka boday stepyada aan hada idiin qoray marka sida ogow errirkas aa dhacay.

                                     Daawo cashirkii 2-aad 


wixii su'aal iigu so dir alaqsaa1996@gmail.com


Thursday, June 16, 2016

Cashirka 1-aad :Sida lo sameyo websit ama Blog Lacag la'aan ah Free (Cashir Muhiim ah)


Asc aqiyarey meel walba ee aad joogtan waxaan idiin leeyahay Ramadanu kariim Maanta waxaan halkan idiin kugu so Gudbinaya Cashirkii aan Ogeysiiska ku bixiyay oo aan idiin balan qaaday .


Waa maxay Blog

Blog waa websit ay ku siineyso shabkada Google-ka kaasi oo aad waxyaaba kala duwan u adeegsan kartit sida :
1-in aad waxbarasho kuso bandhigtit
1-in aad Warar siyaasad kuso bandhigtit
3-in aad Resech ku so bandhigtit
4-iwm

Waa Sida websitka xitaa waxaad ka sameyn karta lacag oo waxaad ku xireya Shirkada Google Adsense yaanan war kugu daalin blog fahankiisa meel dheer haka raadin waa kan aad hada ku jirto www.ifiyahacilmiga.blogspot.com kkkkk hadaad ila fahantay waxa uu yahay Blog.

Lacag miyaa?

Maya wax lacag ma ahan xitaa sameyskiisa ma dhibbadna waxaana ku balan qadaya in so dhigidoono cashiro kala duwan oo asaga ku saabsan waxaana ka heli karta Qeybta Tutorialka hadii uu ku dhaafo sidoo kale waxa ka heli karta youtubekega eng cabdirisaaq maxamed rashiid.

daawo Cashirka si aan u sameyno Blog